Luukos 13:24 KQA

24 Wuxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 13

arki Luukos 13:24 macnaha guud