Luukos 13:32 KQA

32 Wuxuu iyaga ku yidhi, Idinku u taga oo dawacaas u sheega, Bal eeg, maanta iyo berriba ayaan jinniyo saarayaa oo dad bogsiinayaa, maalinta saddexaadna ayaan kaamilmayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 13

arki Luukos 13:32 macnaha guud