Luukos 13:35 KQA

35 Ogaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. Waxaan idinku leeyahay, Ima arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 13

arki Luukos 13:35 macnaha guud