Luukos 19:37 KQA

37 Goortuu ku soo dhowaanayay xataa meeshii Buur Saytuun laga dego, dadkii oo dhan oo xertii ahaa ayaa bilaabay inay farxaan, oo cod weyn Ilaah ku ammaanaan waxa xoogga leh oo dhan oo ay arkeen aawadood,

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 19

arki Luukos 19:37 macnaha guud