Luukos 2:20 KQA

20 Adhijirraduna way noqdeen iyagoo Ilaah ku ammaanaya oo ku weynaynaya waxyaalihii ay maqleen oo ay arkeen oo dhan, sidii iyaga loogu sheegay.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 2

arki Luukos 2:20 macnaha guud