Luukos 20:15 KQA

15 Markaasay beertii canabka ahayd dibaddeeda ku tuureen, wayna dileen. Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu iyaga ku samayn doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 20

arki Luukos 20:15 macnaha guud