Luukos 21:8 KQA

8 Markaasuu yidhi, Iska eega yaan laydin khiyaanayn, waayo, qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga; iyo, Wakhtigu waa soo dhowaaday. Ha raacina.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 21

arki Luukos 21:8 macnaha guud