Luukos 22:37 KQA

37 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Waa inuu igu dhammaado qorniinkan leh, Waxaa isaga lagu tiriyey sharcilaawayaasha. Waayo, waxa igu saabsani dhammaad bay leeyihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 22

arki Luukos 22:37 macnaha guud