Luukos 23:34 KQA

34 Markaasaa Ciise wuxuu yidhi, Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan. Markaasay dharkiisii qaybsadeen, wayna saami riteen.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 23

arki Luukos 23:34 macnaha guud