Luukos 3:9 KQA

9 Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabka lagu tuuraa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 3

arki Luukos 3:9 macnaha guud