Luukos 4:20 KQA

20 Intuu kitaabkii duudduubay ayuu midiidinka u dhiibay oo fadhiistay; oo dadkii sunagoggii ku jiray oo dhan ayaa indhaha ku taagay.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 4

arki Luukos 4:20 macnaha guud