Luukos 8:24 KQA

24 Markaasay isaga u yimaadeen oo intay toosiyeen ayay ku yidhaahdeen, Macallimow, Macallimow, waa lumaynaaye. Kolkaasuu kacay oo canaantay dabayshii iyo hirarkii biyaha. Goortaasay degeen oo xawaal baa dhacday.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 8

arki Luukos 8:24 macnaha guud