Luukos 8:37 KQA

37 Dadkii oo dhan oo dalka Gadareni ku wareegsanaa ayaa baryay inuu ka noqdo iyaga, waayo, baqdin weyn ayay baqeen. Markaasuu doonni fuulay, waana noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 8

arki Luukos 8:37 macnaha guud