Luukos 9:13 KQA

13 Wuxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 9

arki Luukos 9:13 macnaha guud