Luukos 9:22 KQA

22 isagoo leh, Waxay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 9

arki Luukos 9:22 macnaha guud