Luukos 9:3 KQA

3 Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 9

arki Luukos 9:3 macnaha guud