Luukos 9:42 KQA

42 Intuu weli soo socday, jinnigii ayaa jeexjeexay oo gilgilay. Markaasaa Ciise jinnigii wasakhda lahaa canaantay, wiilkiina ayuu bogsiiyey oo aabbihiis ku celiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 9

arki Luukos 9:42 macnaha guud