Markos 11:2 KQA

2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba markaad gashaan waxaad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin. Soo fura oo keena.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 11

arki Markos 11:2 macnaha guud