Markos 14:21 KQA

21 Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 14

arki Markos 14:21 macnaha guud