Markos 15:1 KQA

1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 15

arki Markos 15:1 macnaha guud