Markos 15:21 KQA

21 Waxaa ag marayay nin beeraha ka yimid, oo reer Kuranaya ah, oo Simoon la odhan jiray, oo ahaa aabbihii Aleksanderos iyo Rufus, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 15

arki Markos 15:21 macnaha guud