Markos 4:12 KQA

12 si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan, si ayan u soo noqon oo aan loo cafiyin.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 4

arki Markos 4:12 macnaha guud