Markos 6:16 KQA

16 Laakiin Herodos goortuu maqlay wuxuu yidhi, Kanu waa Yooxanaa, kii aan madaxa ka gooyay. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 6

arki Markos 6:16 macnaha guud