Markos 6:31 KQA

31 Markaasuu iyaga ku yidhi, Keligiin kaalaya cidlada, waxoogaana ku nasta. Waayo, kuwii imanayay iyo kuwii tegayay way badnaayeen, nefis ay wax ku cunaanna ma lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 6

arki Markos 6:31 macnaha guud