Matayos 1:18 KQA

18 Dhalashadii Ciise Masiix sidanay ahayd. Kolkii hooyadiis Maryan u doonanayd Yuusuf, intaanay isu iman, waxaa la arkay iyadoo Ruuxa Quduuskaa ka uuraysatay.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 1

arki Matayos 1:18 macnaha guud