Matayos 10:14 KQA

14 Oo ku alla kii aan idin soo dhowayn, oo aan hadalladiinna maqlin, goortaad gurigaas ama magaaladaas ka baxaysaan, siigada cagihiinna ka dhabaandhaba.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 10

arki Matayos 10:14 macnaha guud