Matayos 10:23 KQA

23 Laakiin goortay magaaladan idinku silciyaan, tan kale u carara, waayo, runtii waxaan idinku leeyahay, Magaalooyinka Israa'iil ma wada gaadhi doontaan ilaa Wiilka Aadanahu yimaado.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 10

arki Matayos 10:23 macnaha guud