Matayos 10:25 KQA

25 Waa ku filan tahay qof xer ah inuu noqdo sida macallinkiisa, addoonkuna sida sayidkiisa. Hadday odayga reerka Be'elsebul ugu yeedhaan, intee ka badan ayay ugu yeedhi doonaan kuwa gurigiisa jooga.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 10

arki Matayos 10:25 macnaha guud