Matayos 10:33 KQA

33 Laakiin ku alla kii igu diida dadka hortiisa, anna waan ku diidi doonaa Aabbahayga jannada ku jira hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 10

arki Matayos 10:33 macnaha guud