Matayos 11:11 KQA

11 Runtii waxaan idinku leeyahay, Intii dumar ka dhalatay, mid Yooxanaa Baabtiisaha ka weyn kama dhex kicin, laakiin kan boqortooyadii jannada ugu yar ayaa ka weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 11

arki Matayos 11:11 macnaha guud