Matayos 11:23 KQA

23 Adiguna Kafarna'umay, samada ma laguu sarraysiin doonaa? Waxaad ku degi doontaa Haadees, waayo, haddii shuqulladii xoogga lahaa oo lagugu dhex sameeyey, Sodom lagu samayn lahaa, ilaa maanta way joogi lahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 11

arki Matayos 11:23 macnaha guud