Matayos 12:10 KQA

10 Oo waxaa joogay nin gacan engegan. Goortaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo? si ay ugu ashtakeeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 12

arki Matayos 12:10 macnaha guud