Matayos 13:27 KQA

27 Kolkaasaa odayga reerka addoommadiisu u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Sayidow, miyaanad abuur wanaagsan beertaada ku abuurin? Xaggee haddaba gocondhadu uga timid?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 13

arki Matayos 13:27 macnaha guud