Matayos 13:32 KQA

32 Taas waa ka wada yar tahay iniinaha oo dhan, laakiin goortay weynaato, way ka weyn tahay dhalatada oo dhan, oo waxay noqotaa geed dheer si ay shimbirraha cirku u yimaadaan oo laamaheeda ugu degaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 13

arki Matayos 13:32 macnaha guud