Matayos 13:35 KQA

35 Si ay u noqoto wixii nebiga lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo, Oo wax qarsoonna tan iyo aasaaskii dunida ayaan ku dhawaaqayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 13

arki Matayos 13:35 macnaha guud