Matayos 14:13 KQA

13 Ciise goortuu taas maqlay, ayuu halkaas doonni kaga soo noqday, oo meel cidla ah ayuu keligiis tegey. Dadkii badnaana goortay warkaas maqleen, ayay magaalooyinka lug kaga soo raaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 14

arki Matayos 14:13 macnaha guud