Matayos 14:15 KQA

15 Goortii makhribkii la gaadhay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, wakhtigiina waa dhammaaday, haddaba dadka dir si ay tuulooyinka u tagaan oo cunto u soo iibsadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 14

arki Matayos 14:15 macnaha guud