Matayos 15:14 KQA

14 Iska daaya. Iyagu waa indhoolayaal indhoolayaal hagayaye. Laakiin nin indha la' hadduu nin indha la' hago, labadooduba god bay ku dhici doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 15

arki Matayos 15:14 macnaha guud