Matayos 18:6 KQA

6 Laakiin ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda moolkeeda lagu hafiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 18

arki Matayos 18:6 macnaha guud