Matayos 19:14 KQA

14 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ilmaha daaya oo ha u diidina inay ii yimaadaan, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada jannada.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 19

arki Matayos 19:14 macnaha guud