Matayos 2:11 KQA

11 Markaasay gurigii galeen oo waxay arkeen ilmihii iyo Maryan hooyadiis, wayna dhaceen oo caabudeen isaga, oo intay khasnadahoodii fureen waxay isaga u dhiibeen hadiyado dahab iyo beeyo iyo malmal ah.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 2

arki Matayos 2:11 macnaha guud