Matayos 20:12 KQA

12 oo waxay ku yidhaahdeen, Kuwan dambeeyey waxay shaqeeyeen saacad keliya, oo waad nagala mid dhigtay annagoo sidnay shaqadii cuslayd ee maalinta iyo kulaylkii.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 20

arki Matayos 20:12 macnaha guud