Matayos 20:19 KQA

19 Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn inay ku kajamaan oo karbaashaan oo iskutallaabta ku qodbaan. Maalinta saddexaadna waa la sara kicin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 20

arki Matayos 20:19 macnaha guud