Matayos 20:21 KQA

21 Wuxuu ku yidhi, Maxaad doonaysaa? Waxay ku tidhi, Amar in labadaydan wiil mid midigtaada, midna bidixdaada, boqortooyadaada ka fadhiistaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 20

arki Matayos 20:21 macnaha guud