Matayos 21:23 KQA

23 Oo goortuu macbudkii galay, intuu wax barayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka, oo waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Oo yaa amarkan ku siiyey?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 21

arki Matayos 21:23 macnaha guud