Matayos 21:9 KQA

9 Dadkii badnaa oo hor socday iyo kuwii daba socday waxay ku qayliyeen, Hoosanna ha u jirto ina Daa'uud. Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya, Hoosanna ha ku jirto meelaha ugu sarreeya.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 21

arki Matayos 21:9 macnaha guud