Matayos 22:16 KQA

16 Waxay xertoodii ula soo direen Herodosiinta, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay, oo aad dadka jidka Ilaah run ku bartid, oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 22

arki Matayos 22:16 macnaha guud