Matayos 23:25 KQA

25 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, koobka iyo saxanka dushaad ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa dulun iyo damacbadnaan.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 23

arki Matayos 23:25 macnaha guud