Matayos 24:2 KQA

2 Laakiin wuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Miyaydnaan waxyaalahan oo dhan arkaynin? Runtii waxaan idinku leeyahay, Halkan lagu dul dayn maayo dhagax dhagax kale dushiisa oo aan la dumin doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 24

arki Matayos 24:2 macnaha guud