Matayos 24:29 KQA

29 Laakiin dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayuxuna ma nuuri doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 24

arki Matayos 24:29 macnaha guud